Waddamada Carabta oo ku Shirsan Sacuudiga

Madaxda waddamada Carabta ayaa ku shirsan magaalada Dahraan ee dalka Sucuudiga. Boqorka Sucuudiga oo la wareegay shir guddoonka ayaa sheegay inuu diddan yahay siyaasadda Madaxwyene Trump uu ka qaatay magaalada Quddus.

Warbixintan waxaa noo soo diray Xuseen Saxnuun.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Shirka Carabta