Wicitaanka: Prof. Maxamed Xaaji Mukhtaar

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay xiriirka Somalia iyo Emaaraatka, waxaana marti ku ah Prof. Maxamed Xaaji Mukhtaar oo bare aha Jaamacadda Savanna ee Gobolka Georgia.

Barnaamijka waxaa soo diyaarisay, halkana ka soo jeedinaysa Falastiin A. Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barn. Wicitaanka