South Africa: Winnie Mandela oo geeriyootay

Dalka Konfur Africa waxaa laga soo sheegayaa inay maanta ku geeriyootay haweenaydii la dagaalami jirtay midab kala sooca, haweenaydaasi oo horey ugu soo dhaxday hoggaamiyihii madowga Nelson Mandela.

Winnie Mnadela waxay ahayd 81 sano jir. Taraiikhda haweenaydan iyo qaddiyaddii dadka madaxwga ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka waraystay Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo bare ka ah kulliyadda Makalister ee gobolka Minnesota.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Geerida Winnie Mandela