France: Booliska oo Toogtey Nin Weeraray Suuq

Booliska dalka Faransiiska ayaa toogasho ku dilay nin hubeysnaa oo dhowr qof xoog ku heystay dukaan weyn oo ku yaala magaalada magaalada Trèbes, ee koofurta Faransiiska.

Ninkaasi ayaa ka hor inta aanu dadka ku qabsan xarrunta lagu dukaameysto, ayaa waxa uu weeraro ka geystay meelo kale.

Falastiin Axmed Imaan ayaa dhacdadaasi ka wareystay, Axmed Cabdiraxman Ismaaciil (Axmed Bile), oo ka mid ah Soomaalida ku nool dalka Faransiiska.

Your browser doesn’t support HTML5

Weerar Dhimasho sababay oo ka dhacay Faransiiska