Sarkaal Maxamed Nuur oo la Xiray

Police officer Mohamed Noor

Maxamed Nuur oo ahaa sarkaal booliiska ah oo ka mid ahaa ciidanka booliiska ee magaalada Minneapolis ayaa Talaadadii shalay lagu soo oogey inuu ula kac u dilay Justine Daimond oo ahayd haweenay u dhalatay dalka Australia, nin saaxiib ahaayeenna kula nooleyd magaalada Minneapolis.

Dacwadda sarkaalka ayaa isla Arbacada maanta ah bilaabaneysa.

Dilku waxa uu dhacay 15kii bishii July ee sanadkii hore, 2017

Haddaba eedahan iyo sharaxaadooda ayaa wariyeheena Maxamuud Mascadde uu ka wareystay Qareen CAbdiwaaxi Sheekh Cusmaan Qalinle oo ka hawlgala gobolka MN.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Eedaha Sarkaal Maxamed Nuur