Shakiga Laga Qabo Jillaabashada Sharci Darrada ah

Maraakiibta iyo doonyaha kalluumeysiga oo si ku meel gaar ah mararka qaar u damiya hannaanka lagula socdo dhaq-dhaqaaqooda ayaa abuuraya shaki xooggan oo laga qabo inay qarinayaan kalluumeysi sharci darro ah oo ay sameeyaan. Wariyaha VOA, Steve Baragona, ayaa inoo faahfaahinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Kalluumeysiga Sharci Darrada ah