Ciidamo Itoobiyaan ah oo Rayid ku Laayay Mooyaale

Duqa magaalada Mooyaale ee ku taalla xadka ay Itoobiya la wadaagto Kenya ayaa sheegay in ciidamada amaanka dalka Itoobiya ay halkaasi ku dileen Sabtidii 10 ruux oo rayid ah sidoo kalana dhaawaceen 11 kale. Warbixintan waxaa inoo diyaariyay Tsion Girma iyo Salem Solomon, waxaa inoo soo jeedinaya Nuur Bukhaari.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Itoobiyan dad rayid ah ku laayay Mooyaale