Dib u Dhac ku Yimid ku Dhawaaqista RW Itoobiya

Dalka Itoobiya waxaa weli laga sugayaa in lagu dhowaaqo Ra’iisul Wasaare Cusub. Mas’uuliyiinta waddankaasi ayaa sheegay toddobaadkii hore in 11-ka bishan lagu dhowaaqayo qofka loo doortay Ra’iisul Wasaaraha taasi oo ana weli dhicin.

Haddaba, siyaasadda dalka Itoobiya eee xilligan iyo cidda noqon karta hoggaamiyaha cusub ee waddankaasi ayaa Caasha Ibraahim Aadan ay ka waraystaya Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo ka faallooda arrimaha Geeska Afrika.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhaq-dhaqaayo lagu dooranayo Reysal wasaare Cusub oo Itoobiya ka socda