Wicitaanka: Axmed Faarax Ducaale

Wicitaanka

Dalka Denmark ayaa sharciyo gaar ah ku soo rogey xaafaddaha ay ku badanyihiin dadka soogalootiga ah. Sharciyadaas waxa ay yihiin iyo sii falceliyey ayaa waxa inoogu marti ah, Axmed Faarax Ducaale oo 51 sano daganaa dalka Denmark.

Jaamac Buulle Jaamac ayaa inala socodsiinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Call IN SHOW