Jabuuti oo Ka Hadashay Sababta ay Heshiiskii DP World Uga Baxeen

Dowladda Jabuuti ayaa soosaartay warsaxaafadeed ay uga hadlayso khilaafka u dhexeeya iyaga iyo shirkada DP World kaasi oo keenay in 22kii bishan ay dawladda Jabuuti ka baxdo heshiiskaasi isla markaana ay shaqada ka joojiso shirkadda DP World. DP world ayaa maamusha dekadda kontaynarada ee dooraaleh. Faahfaahinta warkan waxaa inoo haya Xuseen Barre

Your browser doesn’t support HTML5

Jabuuti oo ka hadashay heshiiskii ay uga baxeen DP world