Somalia: Xuska Maalinta Afka Hooyo
Your browser doesn’t support HTML5
Dowladda Somalia ayaa sheegtay in lacag hal million oo dollar ay ku dartay miisaaniyadda si loogu bixiyo dhismaha aqalka akadeemidda cilmiga iyo fanka Soomaaliya. Hadalkan ayuu RW Kheyre ka sheegay xuska maalinta caalamiga ah ee afka hooyo oo Muqdisho lagu qabtay.