Cabsi la Soo Deristay Macalliminta Dugsiyada Wajeer

Urur ay ku mideysan yihiin macallimiinta dalka Kenya, oo loo soo gaabiyo (KNUT), ayaa sheegay in ay ka soo kaxaynayaan macallimiinta wax ka dhiga dugsiyada wax barashada ee Wajeer, gobolka waqooyi bari ee Kenya, haddii dowladda aysan sugin amniga macallimiinta.

Wariyaha VOA, Maxamed Faarax Shire, ayaa warbixintan nooga soo diray Gaarisa.

Your browser doesn’t support HTML5

Macallimiinta Wajeer wax kadhiga oo cabsi la soo deristay