Wicitaanka: Prof. Mustafe Cabdullaahi (Feyruus)

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Prof. Mustafe Cabdullaahi (Feyruus) oo bare ka ah Jaamacadda Muqdisho, waana qeybtii 4-aad una dambeysay barnaamij ku saabsanaa afka Soomaaliga.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Jaamac B. Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barn. Wicitaanka