Ciyaaraha Olombikada 2018 oo Si Rasmi ah u Furmey

Dalka Kuuriyada Koonfureed waxaa maanta ka furmay tartanka ciyaaraha Olombikada xilliga qaboobaha. Warbixin haddaba ka hadlaysa xafladda furitaanka iyo waliba ciyaartoyda ka qeyb-galysa waxaa inoo haya Jamaal Axmed Cismaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciyaaraha qabobaha ee Olympic