Kenya oo Musaafurisey Qarreen Mucaarad Ah

Dawladda Kenya ayaa dalka ka masaafurisay mid ka mid ah hoggaamiyayaasha mucaaradka arrin la xiriirta is-dhaarintii Raila Odinga.

Dhinaca kale, waxaa weli xiran mid ka mid ah telefishannada waddankaasi oo ay dawladdu u xayirtay qaabkii ay wax uga tebiyeen munaasabadda dhaarinta hoggaamiyaha mucaaradka.

Haddaba, maxaa saamayn siyaasadeed iyo amni ee ka imaan kara khilaafkan siyaasadeed? Su’aashaas iyo kuwo kale ayaa Maryan Maxamuud Barre waxay hor-dhigtay Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo ka faallooda arrimaha Geeska Afrika.

Your browser doesn’t support HTML5

Xiisad Siyaasadeedka Kenya Ka Taagan