Wareysi: Qorshaha Donald Trump ee Soogalootiga

Khudbaddii Madaxweyne Donald Trump uu xalay jeediyay waxa ku jirtay hindise uu ku sheegay inuu ku doonayo in lagu darro isbeddel lagu sameeyo sharciga socdaalka ee Mareykanka.

Sharcigaas ayaa manuucaya dadka ehelka isku keenaya Marykanka. Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa arrintaasi wax ka weydiiyay, Cabdiwaaxid Qalinle oo ka mid ah qar-yaqaanada Soomaaliyeed ee Mareykanka ah. Khadka taleefanka ee Minneapolis ayuuna kula xiriiray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso wareysiga garyaqaan Qalinle