Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Prof. Cabdalla Mansuur oo muddo 40 sano ka badan cilmi-baaris ku sameynayey afka Soomaaliga.
Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Jaamac Buulle Jaamac.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Wicitaanka