Riyad: Amiirro Xabsiga laga sii Daayey

Alaweed bin Talal

Dolwadda Sacuudiga ayaa lagu so warramayaa inay sii deysay qaar ka mid ah amiiradda ka tirsan boqortooyada Sacuudiga oo uu ku jiro maalqabeenka Al-Waleed bin Talal, kuwaasi oo lagu qabqabtay howlgal dhacay bishii November, oo ay dowladdu shegtay inay kula daggaalamayso musuq-maasuqa.

Maxamed Cabdi Xasan ayaa warbixintan noo haya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Sii-deynta Sucuudiga