Qorshaha Aqalka Cad ee Soogalootiga

Aqalka Cad ayaa xalay sii daayay warbixin uu ku faah-faahiyay qorshe u muuqda xal dhex dhexaad ah oo ay ku doonayaan in sharci dajiyaasha dalkan go'aan kaga gaaraan xal u helidda soo galootiga sharci la'aanta ku yimid Mareykanka.

Faah-faahinta warbixintan waxaa inoo haya Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Qorshaha socdaal ee Aqalka Cad