Kenya: Iskuullo u Xirmay Falal Amni Darteed oo Dib Loo Furayo

lamu islands

Wasaarada amniga ee dalka Kenya ayaa sheegtay in dib loo furi doono 5 iskuul oo ku kala yaalla tulooyin ku teedsan xudduudda dalkaasi la leeyahay Soomaaliya, kadib muddo 5 sano oo ay xirnaayeen cabsi dhinaca amniga ah.

Kooxda al-Shabaab ayaa weeraro dhowr jeer ka geystay gudaha Lamu. Warbixintan waxa inoo soo diray Maxamed Faarax Shire.

Your browser doesn’t support HTML5

Dugsiyada Lamu oo Dib Loo Furey