Turkiga oo Weeraray Magaalada Afrin

Warbaahinta dawladda Turkiga ayaa sheegay in ciidamada waddankaasi ay ka tallaabeen xadka dalka Siiriya ayna galeen magaalada ay haysteen maleeshiyada Kurdiyiinta ee Afrin maalin kadib markii diyaaradaha Turkiga la sheegay inay duqeeyeen ilaa 100 goobood oo fadhiisimo ah maleeshiyada YPG. Dawladda Ruushka ayaa sheegtay in la taliyayaasheedii milatari ay kala baxeen deganakaas.

Cabdiwali Maxamed Sayid oo ka shaqeeyo Hay'adda Bariga Afrika ee Horumarinta iyo Cilmibaarista (East Africa Association for Development and Research) waxa uu ku sugan yahaya magaalada Istanbul, waxaana uu weriyaayaga Maxamed Cabdi Sandheere uga warrayay weerarka Turkiga.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Weerarka Turkiga