Barn. Faaqidaadda: Sanad Guurada 1-aad ee Madaxweyne Trump

Ku soo dhawaada dhageystayaal Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka. Waxa uu barnaamijka ku saabsan yahay hal sano ayaa ka soo wareegatay markii uu xafiiska la wareegey madaxweyne Trump.

Waxyaabihii u qabsoomay iyo caqabadihii ka hor yimid, ayaad barnaamijka ku dhageysan doontaan. Waxa maanta la diyaar ah Xuseen Barre Aaden.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso faaqidaadda todobaadka