Maxkamadda Sare ee Kenya oo Hakisay Mamnuucista Safarada Habeenkii ee Gawaarida Waaweyn

Maxamadda sare ee dalka Kenya ayaa si kumeel gaar ah u hor istaagtay inuu dhaqangalo go'aankii baabuurta waaweyn ee basaska looga mamnuucay inay habeenka safarada dhaadheer ee magaalooyinka galaan.

Warbixnitan waxaa Nairobi ka soo dirtay Maryan Maxamuud Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxkamada sare Kenya oo go'aan cusub diiddey