Muhaajiriin gaaraya 1,400 ayaa laga soo badbaadiyay 24-kii saac ee la soo dhaafay, badda Mediterranean, sida ay sheegeen Ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga .
Meydadka laba ka mid ah dadkaasi ayaa la helay, intii ay howsha gurmadka badnaadinta socotay.
Wariyaha VOA ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali, ayaa warbixintan noo soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Tahriibayaal l asoo bad baadshay