Maxkamad Laashay Guushii Guddoomiyihii Wajeer

Maxkamada Milimani ee magalada Nayroobi, ayaa waxay laashay oo waxba kama jiraan ku tilmaamatay guushii uu doorashada guddoomiyannimo ee Wajeer uu ka gaaray Maxamed Cabdi, kadib doorashooyinkii guud ee Kenya ka dhacay sanadkii hore.

Maxkamada ayaa dhanka kale amartay in muddo laba bil ka yar lagu qabto doorashada guddoomiyaha. Wariyaha VOA Maxamed Faarax Shire, ayaa warkan soo direy.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Maxkamad amartay in dib loogu laabto doorashadii Wajeer