Midowga Yurub oo Dhaliilay Hannaankii Doorashada Kenya

Madaxii kormeerayaashii Midowga Yurub ee doorashadii Kenya ee sanadkii 2017-kii dhacday ayaa sheegay in hannaankii doorashadaa uu ahaa mid hufnaan ka fog, iyadoo si gaar ah farta ugu guday dhaqamaddii siyaasiyiinta wadanka.

Wariyaha VOA Maxamed Yuusuf ayaa warbixintan ka soo diray Nairobi, Xuseen Barre Aaden ayaa inoo soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Doorashada Kenya oo la dhaliilay