Kenya oo dalkeeda ka mamnuucdey Shiishadda

Dowladda Kenya ayaa mamnuucdey isticmaalka iyo ka ganacsiga tubaakada Shiishadda ama Hookah oo sanadihii ugu dambeeyay ku soo badaneysay dalkaas.

Dowladdu waxay sheegtay in tubaakadan ay halis ku tahay caafimaadka bini'aadamka, sida uu warbixintan ku faahfaahinayo wariyaha VOA ee Nayroobi, Yaasiin Ciise Wardheere.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Kenya oo Mamnuucday Shiisahadda