Erdogan oo musuq maasuq lagu eedeeyey

Recep Tayyip Erdogan

Hogaamiyaha mucaaradka ugu weyn Turkiga ayaa soo bandhigay wax uu ku tilmaamay caddeeymo muujinaya in malaayiin dollar oo ku jira Akoonno dibadda ah oo lala xiriiriyay madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan.

Erdogan ayaa isna wacad ku maray inuu xilka ka degayo haddii ay soo baxaan cadeymo muujinaya lacago uu si sharci darra ah u maareeyay.

Sida uu magaalada Istanbul kaga soo waramayo Wariyaha VOAda Dorian Jones Masuuliyiinta Turkiga ayaa sida muuqata isku dayay inay warkan mucaaradka ka joojiyaan in la baahiyo.

Waa kan Nuur Xassan Nuur oo inoo soo kooba.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Nuur Bukhaari