Australia: Soomaali lagu soo oogay kiis argagixisanimo

Booliska dalka Australia ayaa ku eedeeyay nin asalkiisu Somaali ah oo u dhashay dalka Australia inuu qorsheynayay weerar argagixiso oo uu ka geysto magaalada Melbourne, xilliga dabaal degga sanadka cusub.

Saraakiishu waxey sheegeen ninkan oo 20 sana jir ah inuu wajahayo xabsi da’in hadii dambiga loo heysto lagu helo.

Warbixintan waxaa magaalada Sydney ka soo diray Phil Mercer waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta Colaad