Martida: Caasha Cabdulle Siyaad

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Caasha Cabdulle Siyaad oo ah Guddoomiyaha Ururka Hogaanka Waxqabadka Soomaaliyeed oo ku sugan magaalada Muqdisho.

Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Jaamac Buulle Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barn. Wicitaanka