Barnaamijka Caweyska Washington

Barnaamijka Caweyska

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idiin ku haynaa qodobbo xiiso leh oo ay ka mid yihiin dood suugaaneed u dhaxaysa Qurbo-joogta iyo Qaran-joogta, iyada oo aad sidoo kale maqli doontaan wareysi aan la yeelanay Abwaan Axmed Cabdillaahi (Axda) oo ku sugan London.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barn. Caweyska Washington