Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka toddobaadkan waxaa marti ku ah Maxamed Bashiir Xaaji Cumar (Gaab) oo bartay dhaqaalaha, waxaana barnaamijku uu ku saabsan yahay sicir-bararka ka jira dalka Somalia.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barn. Wicitaanka