Amina Maxamed oo ka hadashay Qaraxa Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Kenya Aamina Maxamed ayaa ka hadashay kaalinta Kenya ee gurmadka loo fidinayo dadkii wax ku noqday qaraxii Muqdisho.

Qaraxaas ayaa waxaa ku dhintay 281 qof, waxaana ku dhaawacmay dhowr boqol oo kale.

Wariyeheenna Yaasiin Ciise Wardheere ayaa warbixintan ka soo diray Nairobi.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Yaasiin Ciise Wardheerre