Sawirada qaraxii ugu xoogga badnaa ee abid ka dhaca Soomaaliya inta la xasuusto

Dad caawinaya dadkii ku waxyeelloobey qaraxii ka dhacay aagga Zoobbe, Oct 14, 2017

Qof lugeynaya halka ay mashaqadu ka dhacdey!

Askari caawinaya gabar ku dhaawacantay weerarkii shalay ee Muqdisho.