Liberia: Haween Badan oo Xilal Sare u Tartamaya

Qaar badan oo ka mid ah haweenka hogaamiyeyaasha ah ee dunida ayaa sanadahan dambe indhaha caalamka soo jiitay kadib markii ay horumar muuqda ka sameeyeen dhinacyada nabad gelyada, horumarka iyo dhaqalaha dalalka ay madaxda ka yihiin.

Waddanka Liberia oo haweenayda haatan xilka ka sii degaysa Ellen Johnson Sirleaf ay is bedel muuqda u horseeday dalkeeda kana saartay dagaal sokooye oo dhibaato badan gaystay, ayay haatan in ka ba badan 160 dumar ahi u tartamayaan xilal siyasadeed oo ay ka mid yihiin Madaxwayne, Madaxwayne ku xigeen iyo Baarlamaan.

Sahra Ciidle Nuur ayaa warbixin arimahasi ku saabsan inoo haysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Sahra Ciidle Nuur