Warbixin Ka Hadlaysa Nolosha Magaalada New York

Magaalada New York waa magaalada ugu dadka badan Maraykanka waxa ku nool dad ka badan sideed million iyo badh, waa magalada ganacsiga aduunka oo dhan ku salaysan yahay isla markaana uu ku yaallo suuqa safirka lacagaha aduunku ku xidhan yahay.

Waxa ku nool malaayiin qof oo ka kala yimi wadmada calamka oo ka shaqaysta magaladaasi, sidoo kalena malaayiin kale ayaa sanad walba dalxiis u yimaada.

Wariyaha VOA da Sahra Ciidle Nuur ayaa dhawaan socdaal shaqo ku tagtay magaalada warbixintanna nooga soo diyaarisay.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta New York