Markel oo Mar Kale Guuleysatay

APTOPIX Germany Election

Hogaamiyaha dalka Jarmalka Angela Merkel ayaa marki afraad loo doortay xafiiska, kadib marki xisbigeeda Christian Democrats uu ku guuleystay doorashadi federaaliga aheyd ee Axadi shalay ka dhacday dalkaasi.

Mrs. Markel oo dalka Jarmalka xakumaysay 12-ki sano ee lasoo dhaafay ayaa ballan qaaday in ay dhageysan doonto walaaca ay qabaan taageerayaasha xisbiga midigta fog ee neceb muhaajiriinta kuwaasoo natiijo wanaagsan ka helay doorashooyinki shalay.

Faah-faahinta warbixintan waxaa haya Nur Hassan Nur.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso warbixinta Nur Bukhari ee Doorashada Jarmalka