Dad Soomaali ah oo Muddo ku Xiran Dalka Iran

Iran

Dalka Iran waxaa muddo saddex sano ah ku xiran 24 qof oo Soomaali ah, kuwaasi oo Iran ay ka qabatay biyaha u dhaxeeya Imaaraadka iyo Iran.

Soomaalidan ayaa markii la qabanayay u shaqeynayay doon dalka Imaaraadka laga leeyahay.

Haddaba xaaladda caafimaad ee dadkan ayaa laga deyrinayaa, iyadoo ehelladooduna ay sheegeen inay muddo ku dhow saddex sano ku qaadatay inay helaan xogta dadkan.

Haddaba warbixin amuurtaas ku saabsan waxaa innoo haya Ismaaciil Xuseen Farjar.

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaali ku xiran Iran