Maxjarada Xoolaha ee Jabuuti oo Cabasho Laga Muujiyey

Djibouti

Ganacsatada xoolaha Soomaaliya ka keena ee dalka Jabuuti ayaa sheegay inay dhibaato badan kala kulmaan maxjarrada lagu xannaaneeyo xoollaha dalkaas.

Ganacsatada ayaa waxa ay sheegeen in aanay wax daryeel ah ku helin xoolaha ay Djibouti keenaan ee ay u wadaan dalka Sacuudiga.

Warbixitan waxaa Djibouti ka soo diray Ramadan Muse.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Ramadaan Muuse