India: Soomaali Lagu Riday Xukun Xabsi

India

Dalka Hindiya waxaa shalay lagu xukumay maxaabiis kale oo Soomaali ah oo tiradoodu dhan tahay 16, waxaana midkiiba uu helay 7 sano oo xarig ah.

Maxaabiista shalay la xukumay ayaa ah qaybtii labaad ee la xukumo iyadoo toddobaadkii hore la xukumay 15 maxbuus oo Soomaali ah.

Jaamac Buulle Jaamac ayaa xukunkan ka waraystay Axmed Maxamuud Maxamed (Axmed Xiish) oo ah Xoghayaha Koowaad ee safaarada Soomaaliya ee India, ahna u qaabilsanaha arrinta maxaabiista.

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaali xabsi lagu xukumay