Dhageyso: Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka todobaadkan waxa aan ugu hadleynaynaa war beenaadka ku soo badanayo warbaahinta caalamka, gaar ahaan baraha bulshada. Waxaa noogu marti ah Cabdulkhadir Maxamuud Walaayo oo ah suxufi ruugcadaa ah.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyey Jaamac Buulle Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wicitaanka