Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxaan toddobaadkan uga hadleynaa doorashooyinka guud ee sideedda bishan August ka dhacay dalka Kenya, kuwaasi oo doorashada madaxweynaha ay qeyb ka tahay. Waxaa barnaamijka Nairobi kusoo diyaariyey, soona jeedinaya Yaasiin Ciise Wardheere.
Your browser doesn’t support HTML5
Al-Shabaab oo qabsatay Leego