Wicitaanka: Garyaqaan Cabdiwaaxid Qalinle

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti inoogu ah Garyaqaan Cabdiwaaxid Sheekh Cusmaan Qalinle, waxaana barnaamijku uu ku saabsan yahay doodda ka dhalatay xildhibaano la sheegay in aanay sharci ahayn.

Barnaamijka waxa soo diyaariyey Jaamac Buulle Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barn. Wicitaanka