Madaxa Shirkadda Ali Baaba oo Gaaray Kenya

Cabdirashiid Dahabshiil iyo Yaasiine Ciise

Madaxa shirkadda Ali Baaba oo ah shirkad caalami ah oo laga leeyahay dalka China ayaa gaaray dalka Kenya.

Ganacsadahan maalqabeenka ah ayaa waxaa safarkiisa Africa ku wehelinayay maalqabeeno kale oo u dhashay China, hadaba faahfaahinta booqashadan waxaa inoo haya Yaasiin Ciiise Wardheere.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Yaasiin Ciise Wardheere