Uhuru Kenyatta oo Gaarisa Booqday

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta booqday gobolka Waqooyo Bari gaar ahana magaalada Gaarisa xillli ay laba toddobaad oo keliya ka harsan tahay doorashada madaxtinnimada ee waddankaasi.

Kenyatta booqashadiisa ayaa kusoo beegsamaysa iyadoo Al-Shabab ay weerarro kasii waddo gobolkaasi iyo gobolka kale ee deriska la ah ee Lamu. Warbixintan waxaa noo soo diray Maxamed Faarax Shire.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Booqashada Kenyatta