Waa Kuma Sarkaal Booliis Maxamed Nuur

Somalida ku dhaqan gobolka Minnesota ayaa walaac xoogan ka muujiyey falka dilka ah ee lagu eedeeyey Maxamed Nur inuu u geystay Justine Damond oo 41 jir ahayd.

Qaar ka mid ah hogaamiyaasha bulshada Soomaalida gobolka ayaa sheegay in ay heleen hanjabaadyo loo soo diray oo iyaga ka dhan ah.

Sahra Cabdi Axmed oo xariiro dhinacyo badan ah la sameysay magaalada Minneapolis ayaa waribixintan gaar ah ku eegayso qofkii uu ahaa Sarkaalka dilka loo tiirinayo, iyo wararkii ugu dambeeyey ee dhacdadasi

Your browser doesn’t support HTML5

Hoos ka dhagayso Warbixinta