Askari Soomaali Mareykan ah oo Lagu Eedeeyey Dil

FILE - Cook County Sheriff police officers in Chicago, Illinois search a vehicle and a woman at street stop in the city's Austin neighborhood, September 9, 2015.

Warbaahinta gobalka Minnesota ayaa shaacisay magaca askari toogasho ku dilay haweeneey caddaana oo sabtidii lagu dilay magaalada Minneapolis.

Sarkaalka dilka geystAskari Soay, ayaa magaciisa warbaahintu ku sheegtay Maxamed Nuur, oo asalkiisu Soomaali yahay, ciidanka booliiska magaalada Minneapolis-naku soobiiray sanadkii 2015kii.

Wariha VOA-da ee Minnesota Maxamud Mascade ayaa dhacdadani ka wareystay Cabdiwaxid Qalinle oo ah qareen dagan gobolka Minnesota.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso wareysiga ku saabsan dilka loo heysato askariga Somaali Mareykanka