NRC: Boqolaal ayaa Daacuun Ugu Dhintay Soomaaliya

Gabar uu Daacuun ku dhacay oo jiifta Isbitaalka Sanca, Yemen May 7, 2017.

Hay'adda qaxootiga Norway ee NRC ayaa war-saxaafeed ay soo saartay ku sheegtay in ay dad boqollaal ah ugu dhinteen cudurrada daacuunka iyo shuban biyoodka dalal dhowr ah oo ay Soomaaliya ka mid tahay. War-saxaafeed ay hay'addaasi soo saartay iyo wareysi ay idaacadda VOA siisay agaasimaha hay'addaasi ee gobolka Gabriella Waaijman, waxa warbixintan nooga diyaariyaya Jamaal Axmed Cismaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso NRC oo sheegtay in boqollaal ay daacuun ugu dhinteen Somaliya