Xal Laga Dhex Raadinayo Jabuuti iyo Eritrea

Djibouti

QM iyo ururka Midowga Africa ayaa isku dayaya inay dajiyaan xiisadda iyo muranka dhinaca xadka ah ee u dhaxeeya dalalka Djibouti iyo Eritrea, kadib markii dowladda Qatar ay la baxday 450 ciidamo nabad-ilaalin ah oo labada dal ku kala dhexjiray.

Guddi xaqiiqo raadis ah oo ka socda midowga Africa ayaa la filayaa inay gaaraan xadka uu muranku ka taagan yahay.

Maxamed Cabdi Xasan ayaa warbiixntan noo haya.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Maxamed Cabdi Xasan