Minnesota: Gargaar loo dirayo Somalia

Your browser doesn’t support HTML5

Hey’ada Feed My Starvin Children ayaa ku guuleysatay uruurinta 6 milyan oo cunto nafaqeysan ah oo loogu talagalay dadka ay saameeysay abaarta ka jira Soomaaliya. Maxamuud Mascadde ayaa warbixibtan ka diyaariyay